Daacish oo shaacisay in ay dileen dagaalyahano katirsan Al Shabaab

War kasoo baxay kooxda Daacish ee ka dagaalanta wadamo ay Soomaaliya kamid tahay ayaa lagu sheegay in dagaalyahanadooda ay dileen xubno katirsan Ururka Al Shabaab ee ku sugan Puntland. Wakaaladda Wararka u faafisa  Daacish ee Acmaq ayaa baahisay in dagaalyahanada Daacish ay dileen xubno katirsanaa kooxda Al Shabaab oo ku sugnaa degaanka B’ir Mirali oo koofur … Continue reading Daacish oo shaacisay in ay dileen dagaalyahano katirsan Al Shabaab